laba guur maxaad ka odhan ?

sida aan og soonahay diinta islaam waxay inoo banaysay laba inuu rgu 4 dumara guursan karo taas oo lagu xidhay shuruudo .

hadaba maxay kuula muuqataa ama aad ka odhan lahayd hadii ninkaagu uu kula guursado ? waa su,aal
ama ma la guursan lahayd xaaskaaga ? waa su,aal kale

m.ismaaciil

By M Ismail

One comment on “laba guur maxaad ka odhan ?

  1. walal marka hore guurku waa shay aad u mihiima ah.
    nebigeenu c/s/w waxa uu guursday dumar dhawra markaa
    anigu waxaan aaminsanay in uu fiican yahay guurka la guursado 2 dumara iyo wax ka badan hadii uu ninku uu wajibkooda uu gudan kaaryo yahay.
    laakin maanta dadka jooga intooda badani waxay moodan ceeb laakin maaha ee dumarka ha la guursado oo diinta islaamka halgu dhaqo
    ( anigu ina sha allaha waxan rajaynayaa in aan guursado 4 taba
    ee guurku waa waxa uu aduunku ku dhaqan yahay ee hala ogaado ayan leeyahay dhalinyarada soomaliyeed

    m. cabdi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s