geela soomaaliya jooga

 

 

 

 

 

 

 

Sidaan ogsoonahay geel badan ayaan wadan keena ku nool ama ku dhaqan , laakiin ma ogtahay geelaasi inta uu yahay geela soomaliya ku nool ?

 

geela aduunka oo dhan kunooli waa 19083,000 , waana dhamaan aduunka  laakiin miyaad ogtahay inuu yahay wadankeeno wadanka ugu geela badan aduunka oo dhan, geela ku noolina tiradiisu tahay ( 6100,000)  wadanka ku xigaana waa SUDAN (3200.000).

  

 

 

geelu wuxuu ku noolaankaraa dhul aan doog ana daaq badan lahay biyaha  dhorw todobaad ayuu qadi karaa , geela ilaahay ayaa qu’aanka ku dhaartay oo daba dhigay samada iyo dhulka iyo buuraha .

M.ismaaciil.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s