Raganimo waa waxaan dantaada ahayn

 

 

Raganimo waxay ku jirtaa waxaan dantaada ahayn

 

Sida la sheegay waxa jiray nin caydh ahaa laakiin u dhashay aqoon iyo wax garadba, xoolana hal kaliya ayuun lahaa oo uu caruurtiisa  u lisso.

 

Isaga oo sidaa aan aduun lahay ayaa waxa u soo hoyday niman ergo ah oo ay is haystaan qolo kale markaasuu hashiisii u soo qabtay xaaskiisii ayaa la yaabtay oo tidhi waar maxaad caruurta hashii kaliya ee ay maalayeen uga qalaysaa , jawaab ma siiniin ee hashii ayuu ninmankii u qalay , suxiina qoladii kale ayuu cid uga yeedhay oo iyana uu orkiisii uu reerku lahaa u soo qabtay, labadii qolo ee is haystay oo arintoodu dgaal ku dhawayd ayuu sidaa ku kala hagaa jiyrey oo arintoodii dhameeyey.

 

Ragii ayaa ninkii arkay gobanimada uu sameeyey  ee reerkiisii caydheeyey markuu hashiisii qalay markii xigtayna orwkiisii uu qalay iyo sida uu u baajiyey dagaalkii labada qolo ka dhexdhici lahaa, markaa waxay qolo waliba siisay laba halaad oo dhalla,y ninkii ayaa reer kiisii ku soo noqday isagoo wata afar halaad oo lammaan

Markay waydiisay geelan xaguu ka keeenay ayuu u sheegay cidda siisay ayuu ugu daray, (raganimo waxay ku jirtaa waxaan dantaada ahayn).

 

M.ismaaciil.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s